Home Afsomali Deni oo laamaha Amniga ugu baaqay feejignaan kadib weerarkii Al-Shabaab ee DDS

Deni oo laamaha Amniga ugu baaqay feejignaan kadib weerarkii Al-Shabaab ee DDS

waas oo ay qeyb ka yihiin Al-Shabaab.

Waxaa hadalkiisa uu intaasi kudaray Madaxweynaha Puntland in dadka Reer Puntland inay yihiin dad mideysan oo iska celiya cadawgooda, wuxuuna markale ugu baaqay Shacabka iyo laamaha Amniga inay sii xoojiyaan feejignaan tooda dhanka Amniga, isla markaana ay ilaashadaan maamulkooda.

Hadalkan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ,Isla markaana Puntland oo xaduud la leh Maamulka dowlad degaanka ay la saxiixdeen iskaashi dhinaca Amniga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.