Home Afsomali Maamulo Dowlad ismooday iyo CV-ga Xildhibaanka ka soo shaqeeyey Meheradii..

Maamulo Dowlad ismooday iyo CV-ga Xildhibaanka ka soo shaqeeyey Meheradii..

Wararka ugu xiisaha badan ee aynbaahiyaan saxaafada maamulada  puntland iyo  somaliland waa sadaxda xisbi qaran iyo masuuliyiintooda sida muuse biixi feysal Cali Waraabe iyo Seylici lagu Daray Ciro halka saxaafada puntland ay qoraan intooda badan dowlada puntland  marka ay qorayaan wararka hordhacooda ilaa maalinta danbe waxay soo qorayaan waa war deg deg ah .

Suxufiyiinta ka howlgasha deegaanaka uu ka taliyo Maamulka Goboleydka Puntland ayaan ka leexleexan in ay dowlad Ku magacaabaan maamulkaas oo aan sida aan og nahay ka madaxbanaaneyn dowlada fadaralka somaliya waxayna sheegaan si u eg in Puntland la siman tahay dowlada fadaralka  .

Lama oga saxaafadaasi in ay dhab ka tahay oo ay maamulka Puntland u maleyaan dowlada rasmi ah oo dunidu aqoon san tahay  iyo in kale

Geesta kale xildhibaanada cusub ayaa laga soo sheegayaa in cfg- ama  qibrada ay leeyihiin ay ku saleeyaan meheradihii ay ka soo shaqeeyeen.

marka ay isbaranayaana xildhibaanada waxay isu sheegaan meelihii ay shaqooyinka ku wooda wanaagsan ay ka soo qabteen walow ay qariyaan kuwa dalka dibadiisa howlaha ama shaqoiyinka hoose ka soo qabtay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.