Home Afsomali Gudoonka Aqalka sare iyo Xiliga doorashadiisa

Gudoonka Aqalka sare iyo Xiliga doorashadiisa

Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoonka Aqalka Sare oo isdiiwaan galinaaya

Mudanayaasha  Aqalka Sare ee u heelan inay qabtaan Hogaanka Aqalka Sare, ayaa lagu wargaaliyey in ay isdiiwaan galiyaan ,Mudo kooban oo ku eg ilaa 19-ka Bishaan aan ku jirno.

Guddoomiyaha Guddiga Qaban  qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare  Xildhibaan  Maxamed cusmaan Faarax (Dhagajuun), ayaa sheegay in maanta oo ku beegan  Taariikh 17 ilaa 19 uu socon doono barnaamijka isdiiwaan galinta.

Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, ayaa sidoo kale sheegay in maanta Musharaxiinta kaga sugaayo xarunta si ay isku diiwaan  galiyaan, waxa uuna cadeeyay in 21-ka bishaan ay khudbado jeedin doonaan Musharaxiinta, halka 22 ay dhici doonto Doorashada.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.