UPDATE | Telefeshinka ugu weyn Maraykanka ee CNN ayaa hadda ku Dhawaaqay in Joe Biden uu yahay Madaxweynaha la doortay ee 46-aad ee Maraykanka, Wuxuu TV-gu sheegay in ay go’aankan ku saleeyeen ka dib markii uu ku guuleystay Gobolka Pennsylvania 🇺🇸
Joe Biden oo 77 jir ah, iyo Kamala Harris oo 55 jir ah,oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga dalka Mareykan ayaa ku Guuleystey Doorashadii Dalka Mareykanka.
Biden ayaa heley 284 cod, wuxuuna aad u dhaafay 270kii loo baahnaa, isagoo sidaasi ku noqdey madaxweynaha 46’aad ee xiga Trump.
Doorashadan ayaa aheyd midii ugu adkeyd ee ka dhacda dalka Mareykanka.