Home Afsomali Full VIDEO Xildhibaan Caasha Koos Maxamuud Cumar oo ka hadashay arimo muhiim...

Full VIDEO Xildhibaan Caasha Koos Maxamuud Cumar oo ka hadashay arimo muhiim ah

Xildhibaan Caasha Maxamuud Cumar oo  ka mid ah xildhibaanada  Dowlada fadaraalka  ee deegaan doorashadoodu tahay Gobolada a Waqooyi oo wareysi gaara siisay tv ga bulsho ayaa ka hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin dhanka  xaalada guud ee dalka sida amaanka doorashooyinka  sidoo kale waxaa ay la hadashay xildhiibaanada mucaaradka iyada oo ugu danbeyna baaq u dirtay madaxda sare ee daka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.