Home Afsomali

Ciidamo la magac bqxay Difaaca SSC ayaa la wareegay kantaroolka Tukaraq halkaas oo ay ka taageen Calanka Soomaaliya iyo kan Khaatumo.

Barta Koontorool oo ay Ciidamada la wareegeen ayaa waxaa horay ugu sugnaa Ciidamada Somaliland, hayeeshee maleeshiyaad ka carooday dhibaatadii ka dhacday Magaalada laas-Caanood ayaa saaka la wareegay.

Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa uu kamid yahay degaannada dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay isku hor-fadhiyeen Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland, iyaga oo dhowr jeer ku dagaalamay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.