https://youtu.be/qrES7UXgHAE
Shrikada Somtel oo macaamiisheeda u soo bandhigtay adeegyo casri ah oo Muhiim ah
Shirkada Somtel oo hoostagta Dahabshiil grouo compny ayaa waxaa ay macaamiishada la wadaagtay adeegyo cosob kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka faaiideysan doonaan macaamiishada
Masuuliyiin ka tirsan shirkada Somtel oo shirjaraid warbaahinta u qabtay ayaa waxaa ay ka warbiyeen muhiimada ay bulshada u leeyihiin adeegyada Edahab chatbot oo loo adeegsan karo qaab whatisapp ahaana kaasi oo waxna ka sarifan karto ku iibsan karto lana socon kartid ageegyada guud ee dahabshiil bank
Iyo sidoo kale adeega safar oo ah mid aad uga yeeran kartid halka aad joogto taxi bajaaj iyo cilad bixinta gaadiidka isla marka aad ka dalban karti cuntada noocyadeeda kala duwan hadba hoteelada cuntada mid aad jecesha
Madaxa suuqgeynta shirkada isgaarsiinta Somtel Axmed Ciise Xaaji ayaa warbaahita ayaa u faahfaahiyey adeegyada cusub ee shirkadu soo bandhogtay
Dhanka kale Madaxa suuqgeynta shirkada isgaarsiinta Somtel Axmed Ciise Xaaji ayaa warsaxaafadeed ay shirkadu soo saaray warbaahinta u aqriyey