Home Afsomali Wariye ka howlgala warbaahinta Dowlada oo wadamada caalamka ka codsaday Magangalyo siyaasadees

Wariye ka howlgala warbaahinta Dowlada oo wadamada caalamka ka codsaday Magangalyo siyaasadees

Yaa ka danbeeyey dhibka loo geystay wariye Maxames yuusuf

Maxamed yuusuf
Anigoo ah maxamed yuusuf madaale kana mid ahaa shaqaadaha warbaahinta dowladda soomaaliya waxaan dowladaha caalamka ka codsanayaa in ay iga gacan siiyaan sidii aan u heli lahaa gurmad bani,aadanimo oo ah gargaar daganaasho qoxootinimo ah.

Dhibaatooyin Kala duwan oo xabsi ah ayaan kala kulmay  oo siyaasiin iyo madax agaasimayaal ah oo markaasi wararka aan waahiyo u arkay mid siyaasadooda wax u dhimaya,waxeyna ii soo maray qaab qarsoodi ah oo muddo afar bil ah lagaha igaga xirnaa sil silad sida qof waalan.

Marka dowladaha caalamka waxaan La codsanayaa in codsigeyga ii tixgaliyaan maadaama aan dhibaato Ku qabo in aan Ku noolaado dalka soomaaliya,  waxaana xaruntii aan ka shaqeynayay ee warbaahinta dowladda  iga hor istaagay ciidamo taabacsan siyaasiinta dantooda mooyee siyaasadaha dowladaha kale ka soo horjeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.