Home Afsomali Akhriso Guddoonka Baarlamaanka oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Akhriso Guddoonka Baarlamaanka oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Xildhibaannada Baarlamaanka labada Aqal ayaa waxaa maanta magacaabay Gudoonka labadaas Aqal.

Guddiga ayaa ka kooban 10 xubnood oo ka socda Golaha Shacabka iyo 6 xubnood oo ka socda Aqalka Sare.

Hoos ka akhriso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.