Home Afsomali Dhageyso Taliska Ciidanka Boliska ayaa balan qaaday in ay amaanka Magaalada sugi...

Dhageyso Taliska Ciidanka Boliska ayaa balan qaaday in ay amaanka Magaalada sugi doonaan

Taliyaha Ciidankaa

Taliska Ciidanka Bolice-ka ayaa saldhig cusub ka dhagax dhigay si manaka loogu sugo dagmada waberi ee magaalada Muqdisho .

Munaasibada dhagaxdhiga ayaa waxaa ka soo qeybglay taliayaha cidanka Bolice-ka madaxda maamulka Gobolkani banaadir saraakiil ciidan arday qaar ka mid ah dadweynaha dagan  dagmada waaberi ee Gobolka Bnaadir .

Taliyaha ciidamada bolice-ka dowalada Somaliya Saree gaas Maxamed Sheikh Xasan Xaamud ayaa sharaxaad ka bixiyey baahida ciidan ee xaga saldhiga

Wuxuuna shacabkii munaasibada ka soo qeybgalay horteda ku balanqaaday in dhulka ciidanka loo hibeeyey ay ka dhisi doonaan saldhig ciidan oo wax walbo u dhameystiran yihiin .

Wuxuu saldhigan Noqon doonaa saldhigii ugu horeeyey ee ay yeelato dagmada waaberi oo horey u laheyd xarun Saldhig ciidan boolis oo ku meelgaar ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.