Home Afsomali Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo si habsami leh Muqdisho uga socda

Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo si habsami leh Muqdisho uga socda

Madasha Hogaamiyayaasha

Waxaa Maanta oo Arbaco ah Maalintii Labaad Galay Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo Muqdisho uga soconaya Hogaamiyaasha Soomaalida.

Shirkaan oo ah midkii ugu dambeeyay ee ay yeeshaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulk Goboleedyada Dalka ayaa looga hadlayaa Arrimo badan oo ay ka mid yihiin.

Shirka wax yaabaha looga hadli doono ayaa waxaa ka mid ah Arrimaha Guddiga Khilaafaadka Heer Qaran,Cabashada Beelaha Soomaaliland, dardar galinta Doorashada Dalka ka dhaceysa iyo Qodobo kale.

Madasha Wada-tashiga ayaa soo saari doona Go’aano ku aadan Arrimahaas ,iyadoo Dalka ay Bishaan iyo Bisha Xigta ee Octobar ay Doorasho ka dhacayso.

 

Previous articleDhageyso Taliska Ciidanka Boliska ayaa balan qaaday in ay amaanka Magaalada sugi doonaan
Next articleDowlada oo markii ugu horeysay sheegtay sababta qaadka loo joojiyey sidaaasna dad badan aysan fileynin

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.