Home Afsomali Dowlada oo markii ugu horeysay sheegtay sababta qaadka loo joojiyey sidaaasna dad...

Dowlada oo markii ugu horeysay sheegtay sababta qaadka loo joojiyey sidaaasna dad badan aysan fileynin

Qaad

Sababta qaadka loo joijiyey Mas’uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa Dowladdooda weydiistay in Ciidamada jooga Soomaaliya ay la soo baxaan si looga Jawaabo Qaadka ay joojisay Dowladda Somalia waa laba faaiido hadii ay jaaka  naga daayaan  ciidanka na naga saaran Alshabaab na dagaalka ayey ka deyndoonaa

Waxayna dowladu soo saartay sababta ay u joojisay qaadka dalka iman jirwy Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Sababta loo Joojiyay Qaadka ay la Xariirto Booqashadii Guddoomiyaha Gobolka Meru Ee Qaadku ka baxo ku tagay Hargeysa.

Guddoomiyaha Gobalka Meru ee ay ku yaallaan Beeraha Qaadka ee Kenya, Peter Munya ayaa bishii July booqasho ku tegay magaaladda Hargeysa, isagoo la kulmay Madaweyne-ku-xigeenka Somaliland, C/raxmaan Ismaaciil Zeylici iyo Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo Maaliyadda ee Maamulkaasi, isagoo ka codsaday inay u fasaxaan in Qaadka Kenya loo iib keeno Somaliland, si taas bedelkeedna uu ugu ololeeyo sidii ay dowladda Kenya u aqoonsan lahayd gooni isu taaga Somaliland” ayuu yiri danjiraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.