Home Afsomali Tababar lagu baranaye doorasho loowada dhanayahay Cluster naafad

Tababar lagu baranaye doorasho loowada dhanayahay Cluster naafad

Tababar lagu baranaye doorasho loowada dhanayahay
Cluster naafada ayaa tababar u qabtay ururada bulshada radyika iyo clsuters qaar kamid. ,Tababarkaan ayaa waxaa uu socoday mudo laba malin ah waxaana ka faa,iideeystey ku dhowad 40 qof oo rag iyo dumar isgu jiro kuwaa oo ay ka mid aheyeen dadka u ololeya xaquuqda naafada
Tababarkan ayaa waxaa lagu bartay cilmiga doorashooyinka halkaa oo ay dadka ka qeeybqatay seminarka ay ku hnatey aqoon kororsi dhanka mareeynta, isku dabaridka, indho-indheynta doorashooyinka. Dadka ka qeeyb qatay tababarkan ayaa mujiye xiisaha ay u qabaan ka qeeyn galka doorasho loowada dhanayahay oo ay ka muqdan dumarka, dadka la heebsooco iyo naafada
Tababarkan waxaa gacan kageystay xafiiska qaramda midobay somaliya qeeybta xaquuql insaanka kaas gacan weynka geeysta kobcinta ururada bulshada rayidka iyo clsuters ka shaqeey dalka qaar kamid ah
Dadka tababarkan ka qeeyb qatay ayaa mujiey walaac xoogan ay ka qabana in ay dhicweydo doorasho loo wada dhanayahay oo qeeyn ka yahiin bulshada qeeybaheeda kaladuwan.
Dadka ka qeeyb galay tababarkan qaar kamid ay ku taliye abuurista gudi korjoogto oo ka shaqeeyo dorashooyinka dalka 2021 kuwaa oo fududeyn kara xaqiijinta doorasha xaq iyo xalaal oo aysan jirin cid lagatagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.