hacabka Mogadishu iyo toddobaadka xoriyada oo ugu horeyso 26 June ayadoo la gaarin Munasabada oo Maalinka ay ka dhiman tahay aya a waxa qabsaday magaalada dabaal dega iyo damashaad ay shacabka oo dhalin yarada igu horeysa ay dhigayaan, Ayadoo cid aababushay aysan jirin. Meelaha astaamaha xoriyada meel lakala istaago malahan, Mogadishu rajo iyo didiilo wanaagsan ayaa soo baxayasa. Waxa laga talaabay qabyaaalada , xumaanta iyo kala sooca bulshadda, waxay rajeenayan jiilkan nabad ,waxayna doonayan in dalkoodda quruxda badan ku damashadan . Hanoolato Soomaaliya .
Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qabanqaabada munaasibadaha kala duwan maalmaha xoriyada
Waxayna soo dhaweeyeen qaabka loo wajahay iyo bilicda magaalada Muqdisho oo goobaha ganacsiga iyo wadooyinka dowlada hoose ee Xamar ku sharaxday calamo iyo halku dhigyo tilmaamaya ahmiyada ay leeyihiin maalmaha xoriyada munaasibadaha isku sidkan ee Xoriyada soo dhaweyn iyo
bogaadin ayey muujiyeen shacabka iyo dowlada oo isku duuban
kuwaa rajo ka muujiyeen isbedelka xaga nabada iyo ifafaalaha dowladnimo waxayna