Home Afsomali Dagaal dad ay ku dhinteen oo ka dhacay buurta Qabnood ee Gobolka...

Dagaal dad ay ku dhinteen oo ka dhacay buurta Qabnood ee Gobolka Hiiraan

Iska horimaad dad ay ku dhinteen oo ka dhacay buurta Qabnood ee Gobolka Hiiraan

iska hor imaadkaan ayaa u dhaxeeyey maleeshiyaad hubeysay iyo Ciidamado iskuugu jiray nabadsgid iyo milatari waxaana ku dhintay laba qof oo rayid ahaa kuwaas oo magacyadooda kala ahaa dahabo dhoore macow iyo nashaad cabdi salaad   sida uu u xaqiijayay cabdi salaad oo katirsan dadka deegankaasi dirirtu ka dhacday isla markaasina ah aabaha nashaad ayada oo dhanka kalle dahabo tahay hooyadiisa. sida uu ina lawadagay xildhibaan khaliif muumin tooxow ahna wasiir dowladaha wasarradda cadaaladda isla markaana deegan doorashadiisu tahay halka uu dagaalka is rasaaseynta ah uu ka dhacay.

 

iska hor imaadka ayaa ka bilwoday kadib kolkii ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugnayeey ay nin kamid ah shacabka deeganka xabadi uu ku riday ciidankaasi sidaasina ciidanka iska caabin ay sameyen waxaa dhanka kalle ruuxa shacabka u soo gurmaday maleeshiyaad ku hubeesna qoryaha loo yaqaan ak fodhisan

ka horimaadka ayaa waxaa ku geeriyooday dahabo dhoore Macow iyo Nashaad Cabdi salaad oo ka ag dhawaa  halka uu dagaalku ka dhacay

ciidamada qabno dagaalku ku qabsaday ayaa waxaa watay sida uu sheegay taliyaha nabad sugida baladweyn colaad cabdulaahi dalalabay ayaa amar ku bixiyey in la soo qabto ciidankii xabadaha riday halka maleeshiyadkiina lagu raad joogo

Xildhibaan khaliif ayaa reer qabno uga tacsiyadeeyey dhibaatada soo gaartay wuxuuna xusay in arintaa baaritaan lagu sameyn doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.