Home Afsomali DEGDEG:- RW Rooble ayaa u yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame . Hadda ayuu...

DEGDEG:- RW Rooble ayaa u yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame . Hadda ayuu shir u socdaa

RW Rooble ayaa u yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame . Hadda ayuu shir u socdaa iyadoo qodobka laga hadlayo uusan cadayn balse RW Rooble ayaa u yeeray hogaamiyaha wadajir.

Shir Deg Deg ah ayaa Muqdisho uga soconaya C/raxamaan C/shakuur Warsame iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble , waxaana Kulankaan uu yimid ka dib Markii uu Rooble laalay Tilaabadii Farmaajo uu ku Go’aamiyay inaan Heshiisyo Caalami ah aysan Gali karin Dowladda.

Kulankaan ayaana La ogeen waxa Looga Hadlayo, waxuuna ku soo aadayaa xilli uu Khilaaf xoogan  u dhaxeeyo  Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Rooble.

Siyaasiga C/raxmaan c shakuur ayaa aad uga soo Horjeeda Siyaasadda Farmaajo waxaana uu caawa La shirayaa Maxamed Xuseen Rooble oo Biri ku wajahan Dalka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.