Home Afsomali Warsaxaafadeedka beelaha hawiye oo looga soo horjeeso farmaajo iyo fahad yaasiin

Warsaxaafadeedka beelaha hawiye oo looga soo horjeeso farmaajo iyo fahad yaasiin

Odoyaasha hawiye waxay bogaadinayaan
Isla markaana garab is galaan talaabadabuu qaaday rw rooble taas oo badbaadin u ah dadka iyo dalkaba kuna soo aaday xili loo baahnaa

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen odoyaal siyaasiyii  suldaano iyo wax garad kale ayaa lagu qabtaybmagaalada Muqdisho
Kulanka intii uu socday waxaa lagu lafa gurey xaaladaha dalku marayo waxaana diirada lagu saaray isbedelka uu sameeyey raiisal wasaare rooble
Waxaana gogosha dhigay odoyaasha dhaqanka ee beelaha hawiye
Qaar ka mid ah waxgaradkii madasha ka hadkay ayaa soo dhaweeye dadaalada uu wado raiisalwasaare rooble iyo xilka qaadista agaasimaha nisa  iyo magacaabiga bashiir goobe waxayna canbaareeyeen warqada labaad ee madaxweynuhu isku hor istaagay warqadii rooble
Waxaa ay odoyaashu dalbadeen in cadaad ay hesho ikraan
Beesha caalamka ayey ugu baaqeen in ay garab istaagaan goaanka rooble ayna indhaha ka fiirsanncarqaladeynta uu wado madaxweynaua xilkiisii dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.