https://youtu.be/yJ3S9B6RMzk
Sanato Jawaahir Axmed Cilmi oo ka tirsan oo mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ku hadleysan magaca bulshada ku dhaqan Gobolada koofureed ee dalka ayaa Shirjarad Muqdisho oo ay qabatay kaga hadashay qodobo kala duwan iyada baaqyo talooyin iyo Caqli celin u dirtay qeybaha ka duwan ee Bulshada somaaliyyed iyo masuuliyiinka ugu sareysay Dowlada fadaraalkaa sida MadaxweynahaModo xilgiisi dhamaaday ee Maxamed Cadulaahi Farmaajo iyo Raiisal wasaaraha Xilgaarsiinta Mmaxamed Xusein Roooble in ay u tanaasulaan danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed waxayna ka codsatay in ay meel uga soo wada jeestaan nabadaynta iyo horumarinta dalka
Sidoo kale waxay fariimo kala duwan u dirtay musharaxiinta madaxweyn iyo masuuliyiinta siyaasiyiinta waxgaradka hahweenka iyo dhalinyarda Soomaaliyeed kale ee dowlada in ay dalka u istaagaan isla markaana baaritaan dhab ah ku sameeyaan liiska ikraan waxayna tacsi u dirtay qoyska ikraan hadii ay dhimatay si la mid ah waxay ka tacsiyadeysay intii ku dhamatay qaraxa ka dhacay goordhaweyd isgoyks ceelgaab
Sanator Jawaahir ayaa ku boorisay madaxda dalka in ay ka foojignaadaan ku dhawaaqista Natiijada dacwada kiiska bada