Home Afsomali adna adan Waxaan murugada la qaybsanayaa walaalaheen Kenya, inshallaah Ha isdhiibina Somaliland...

adna adan Waxaan murugada la qaybsanayaa walaalaheen Kenya, inshallaah Ha isdhiibina Somaliland way idin garab taagan tahay.

Marin habaabinta jiilka soo socda ee adna adan oo tiri Waxaan murugada la qaybsanayaa walaalaheen Kenya, inshallaah Ha isdhiibina Somaliland way idin garab taagan tahay.

Siyaasiyiinta Somaliland fikirkaan ma ku raacsan yihiin adna aadan

Haddii ay kala garan laheyd Qaran iyo Dowlad saan uma hadasheen!

Waxaa aad ii xanuujiyey in Qof Soomaali ah, Aqoon yahan la iigu sheegey uu ka xumaadey Go’ aanka Maxkamadda Caalamiga ay ka gaartey Qadiyaddii Badda ee u dhexeeysey Soomaaliya iyo Kenya.

Waxaa jira in aan Nahay Aniga, Wasiiraddii Hore ee Arimaha Dibadda Kebya Aamiina, Madaxweynaha Ismaamulka Soomaali Galbeed Cagjar, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djabout iyo Dr. Adna taasoo ah in aan nahay QARAN MID AH.

Waayo QARANKU WAA DADKA ISKU AFKAA, DHAQANKAA IYO DIINTAA, intaana waan wadaagnaa.

DOWLADSE waa ka duwan tahay oo waa CALAN, CIID IYO DAD XOR AH OO LEH AQOONSI CAALAMI AH.

Haddii aanaan wadaagin Dowladda yaanaan walba ilaawin Qarannimada oo aan isugu hiilino.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.