Home Afsomali Meydadka ciidan puntaland ka tirsanaa oo ay daacid gowracday ayaa laga helay...

Meydadka ciidan puntaland ka tirsanaa oo ay daacid gowracday ayaa laga helay tuulada karin

Xili maalmo ka hor wado ay mareyeen gaari lagala dagay 4askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka puntland ayaa baaritaano badan ka dib la helay meydadkooda oo la gowracay dhamaantood tuulada karin  oo ka tirsan Gobolka Bari .

Ururka uu hogaamiya Sh.C/Qaadir Cali Muumin oo sheegta in uu ku biiray Daacish ayaa waxaa ay Ragaasi kala degeen Gaari 27-ka Bishan ,waxaana ay gaarayeen 9 Askari.

5 ka mid ah Askarta ayaa ka cararay halka Afar kale ay la hareen,waxaana saaka la sheegayaa in meydka sadex ka mid ah Askartaas la soo dhigay Tuulada Karin oo 53 KM u jirta Degmada Qanadala ee Gobolka Bari.

https://youtu.be/_JzDaxj-c6c

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.