Home Afsomali Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 7-kursi (Magacyada & Qabiilada)

Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 7-kursi (Magacyada & Qabiilada)

Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 7-kursi (Magacyada & Qabiilada)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay jadwalka iyo habraaca loo marayo doorashada 7-kursi, waxaana doorashada kuraastan la qabanayaa 26-27 ka bishaan .

Hoos ka aqriso 7- Kursi Xildhibaanadii ku fadhiyay iyo Qabiiladooda

Hop #007  (Cabdulahi Farax Weheliye , Dububle ,Hawiye)

Hop #061 (Cabdiwali Maxamed Qanyare ,Habar Maxamed , Murusade)

Hop #064 (Sahro Cumar Maalin , Wacaysle ,Abgaal )

Hop #248 (Maxamed Axmed Abtidoon , Saleebaan , Habar Gidir )

Hop #089 (Abdi Shire Jamac Ciyaar Jecel , Wagardhac ,Mareexaan )
Hop #096 (Cabdiaziz Cilmi Cali , Duduble ,Hawiye )

Hop #071 (Cabdisaabir Nuur Shiiriye ,Saleemaan ,Habar Giidr )

Halkan ka akhriso jadwalka doorashada 7-da kursi :-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.