Home Afsomali Mahad salaad iyo Alcadaala oo heshiisiiyay RW Rooble Mahdi Guuleed iyo Cabdi...

Mahad salaad iyo Alcadaala oo heshiisiiyay RW Rooble Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Mahad salaad iyo Alcadaala ayaa heshiis nabadeed buuxa dhexdhigay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble Guddoomiyaha Aqalka Sare  iyo mahahdi guuleed Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka.

RW Rooble ayaa kulan uu la qaatay labada masuul ku guuleestay in uu dhammeeyo madmadowgii soo kala dhex galay ee keenay in dhawaam siyaabo kala duwan warbaahinta ula hadlaan.

Kulan kadib ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Mahdi Guuleed isku afgarteen in ay si wada jir ah Ra’iisul Wasaaraha ugala shaqeeyaan dhammeystirka doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland.

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka ayaa waxaa soo kala dhax galay khilaaf dhinaca doorashada, waxa uuna Cabdi Xaashi eedeyn kulul u jeediyay Ra’isul Wasaare Rooble .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.