https://youtu.be/WOnc3oWuVmE
Kulan ay isugu yimaadeen odoyaasha dhaqanka aqoon yahayno nabadoono siyaasiyiin waxgarad dhalinyaro haween iyo marti sharaf kale oo ka soo jeeda beesha tuni gamaas ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho .
Kulanka ayaa waxaa looga hadlayey intii uu socday xaaladhihii ugu danbeeyey ee qaabka ay u socoto doorashada ka socoto magaala madaxda kofurgalekyd somaliya taasi oo ay walaac xoogan ka muujiyeen waxayna si gaara uga hadleen 3 kursi oo ay beeshu leedahay beesha tuni ganaas
Xaaji xarkow oo ka mid ah waxgaradka beesha oo shirk ka hadlay ayaa xoosta ka xariiqay in 3 ka mid ah kuraasta beesha tuni gamaas la boobay
Ugu danbeytiina warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban oo gagabadii shirka laga soo saaray ayaa waxaa saxaafada u aqriyey ku simaha suldaanka jeylaani maxamed coof