Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Booliiska qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho
Afhayeen u hadlay Bolice ka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weerareen Saldhigyada Booliiska Wadajir, Hodan, Howl wadaag iyo Boondheere.
“Dhammaan raggii fuliyey weeraradan gacanta ayaa lagu dhigay Warbaahintana waa loo soo bandhigayaa iyadoo ka dibna Maxkamad la soo taagayo” ayuu yiri afhayeenka.disho ku yaal