Home Afsomali Dowlada Shiinsha dadka oo DFS  ku wareejisay  gaadiid dagaal iyo agab kale...

Dowlada Shiinsha dadka oo DFS  ku wareejisay  gaadiid dagaal iyo agab kale oo Ciidan 


Madax ka socotay Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Wasiirro, Taliyaha Ciidamada Xoogga, safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo xubno kalle ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ka dhacday xarunta Dekedda Muqdisho oo lagu maamuusayey <span;>soo bandhigidda qalab mileteri oo ay soo gudbiyeen dowladda Shiinahda.

Agabkaasi ciidan oo ka koobnaa gaadiid iyo agab ciidan oo kale ayaa waxaa la wareegay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.