Wararka dhiilada leh ee naga soo gaarayo gudaha garoo ka adan cade ayaa sheegaya in rag hubeysan gudaha dagaaronka ka dagaalamayaa lana maqlayo risaas xooga oo ay isweydaaranayaa dhinacyada difaaca iyo weeraraka iskuugu jira.
Dafaalka intiisa badan ayaa ka socda maqaayada star Xogaha la helayo ayaa sheegaya in uu dagaalka ka socdo gudaha xarunta hay’adda maamusha Eeyaha baaraha baabuurta galeysa Garoonka, iyada oo la arkayo uuro cirka isku shareertay.
Warku wuxuu intaa ku darayaa in ay jirto dhimashada ciidamada AMISOM soo gaartay ilaa 3 askari
Weli wax faahfaahin ah oo intaa dheee ma jiraan