https://youtu.be/v54zL11fRd0
Dhallinyaro, waxaa hubaal ah in aan ka mashquuley casharradii aan idin-la wadaagi jirey. Sababtuna arimo ila-soo dersey darteed. Maanta safar Ayaan ahay oo arimo ii khaas ah ayaan ayaan dlalka dibaddiisa ka soo dhameysanayaa muddo dhowr cisho ah. Waxaa kale oo jira rag aanu asxaab nahay oo igula taliyay inaan CV-geyga u diro si aan uga mid noqdo xubnaha daneynaya in ay Soomaaliya wax ka hoggaamiyaan. Weli khabar rasmi ah oo isoo gaarey ma-jiro. Haddii aan xog helo, waan idin-la wadaagayaa. Inta ka sokeysa, ayaamo ayaanu kala maqnaan-doonnaa.
Ogaadana doonistu waa tamarta idinku riixaysa tallaabada ugu horreysa ee dariiqa halganka, laakiin go’aan-qaadashadu waa tamarta idinku hagaysa waddadaas illaa dhammaadkeeda.
https://youtu.be/aAgAlIfbess
Qore: Dr. Saadiq Enow
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]