Xiliyadaan danbe waxaa soo shaacbaxayey koox soo galooti ah isla markaana buuq iyo dhul sheegasho ka bilaaba magaalooyinka ay martida ku yihiin waxayna qaadaan talaabo kasta oo ay is leeyihiin dhul ama deegaan ayaad ku heli kartaan sida isku dirka dadka isku qoyska ah kal geynta walaaha iyo waalidka iyaga oo isticmaalaya hanta lacageed iyo xeelado kale oo aan qiyaamada iyo balan qaadyadu ka mareyn
waxayna arimaan ku soo noqnoqdaan kilmiilayaasha ayaa lagu handadaa in la xiri doono lana geynayo maxkamada kala duwan ee dalka waxaana mararka qaar ku dhaco Xukuno ayna kudneyn isla markaana lagula wareegayo hantidooda si aan sharciga waafaqsaneyn
Dagmooyinka deyniile kaaraan yaaqshiid kaxda iyo Xeebta jasiira
Hadaba warbixintaa waxaan ku eegi doonaa Odayaal cabasho ka muujiyay dhul -boob ay sheegeen inay ku hayaan shakhsiyaad sameystay warqado been abuur ah
Odoyaashaan oo ka soo jeedo deegaanada Xaajio Cabdi kax cali yo deegaanka Burdheere oo kala qeybiya damooyinka heliwaa iyo kaaraan una dhow dagmada balcad ee gobolak she/dhexe ayaa ka cabanaya dhul boob ay sheegeen in ay u soo tafxeyteen shaqsiyaad wado waraaqo been abuur ah sida ay odoyaashan oo la hadlay waraabinada dalka qaarkood
Ka dib kulan mudo socday ay ku yeesheen gudaha goofafkaa ayey dowlada Somalliya kaga codsaden in laga qabto shaqsiyaadkaan caadeystay in ay dhulkooda boobaan sida ay sheegeen ayna tahay danta iyo ujeedkoodu in ay dhaxal wareejiyaan hantida ma guurtada ah ee ay ka dhaxleen waalidiintood