Home Afsomali Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Gole degaan yeelan doonta

Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Gole degaan yeelan doonta

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa shaacinaysay jadwalka shaqo ee Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Dhuusomareeb.

Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa markii ugu horreeysay yeelan doonta golaha deegaanka magaalada.

Waxay noqon doontaa magaaladdii Saddexaad ee Galmudug ku taalla ee loo dhiso gole deegaan oo soo doortay Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.