Home Afsomali Xildhibaan Ismaaciil Ciid Maxamed oo Parlamanka Soomaaliya ku matalaya Shirka Baarlamaanka Adduunka...

Xildhibaan Ismaaciil Ciid Maxamed oo Parlamanka Soomaaliya ku matalaya Shirka Baarlamaanka Adduunka IPU

Xildhibaan Ismaaciil Ciid Maxamed oo Parlamanka Soomaaliya ku matalaya Shirka Baarlamaanka Adduunka IPU ee Sharma el Sheikh ayaa ka qayb galay Shirka COP27 oo sanadkan lagu qabtay wadanka Masar magalada Sharm El-Sheikh.
Shirka COP27 ee Baarlamaanka ayaa waxaa si wada jir ah u qabtay Midowga Baarlamaanka Adduunka (Inter-Parliamentry Union) iyo Aqalka Golaha Wakiiladda ee Masar, ayaa looga hadlay Isbadalka Cimilada (Climate Change) iyo fulinta heshiiska (Paris Agreement) si gaar ah waxa xooga la saaray wadamadda ku yaala qaarada Africa iyo Aasiya, iyadoo Barlamaanka Caalamka si qota-dheer uga dooday doorka Barlamaanka caalamka ee uu ku yeelan karo ka hortagga Isbadalka Cimilada iyo In sharciyad midaysan laga dhaqan geliyo dunida oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.