Home Afsomali Maamulka degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dadka Shacabka ah ee la...

Maamulka degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dadka Shacabka ah ee la dilay

https://youtu.be/OjXT_mUwp7o

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Warshiikh Mudane Xasan Xaaji Darafeey ayaa si kulul uga hadlay weerarka lagu dilay dadka Shacabka ahaa ee isku qoyska ahaa, kuwaas oo ku sugan degaanka Xaluula oo hostage degmada Warsheekh ee Gobolkaasi Shabeellaha Dhexe.

Guddoomiyaha oo Wareysi siiyay Risaala ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiinfalkaas, isaga oo  sheegay inay wadaan baaritaan la xiriira dadka ka dambeeyay dilkaas, isla markaana ay cadaaladda marsiin doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.