Home Afsomali Dhageysiga Dacwadda ka dhan ah Cabdalla Muumin oo ka socota Maxkamadda G/...

Dhageysiga Dacwadda ka dhan ah Cabdalla Muumin oo ka socota Maxkamadda G/ Banaadir

Waxaa haatan maxkamadda gobolka Benaadir u fadhidaa dhegeysigii Afaraad ee dacwadda ka dhanka ahayd xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS Cabdalle Axmed Muumin ee ku saabsaneyd xorriyadda Saxaafadda.

Qoraal kasoo baxay Ururka SJS ayaa loogu baaqay  xafiiska xeer ilaaliyaha guud in uu dib ula laabto eedeyntiisa.

Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan ehellada Cabdalla Muumin, qaar kamid ah Bahda Warbaahinta iyo mas’uuliyiin kale, kuwaas dhageysanaya dacwadda ka dhanka ah Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.