Home Afsomali Trump oo la filayo in la xiro iyo Booliska Mareykanka oo heegan...

Trump oo la filayo in la xiro iyo Booliska Mareykanka oo heegan la geliyey

Booliska ku sugan magaalooyinka waaweyn ee dalka Mareykanka ayaa isu diyaarinaya sidi ay uga hortagi lahaayeen rabshadaha dhici kara haddii ay dhacdo in la xiro madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.

Maamullada magaalooyinka New York, Washington DC iyo Los Angeles ayaa howlgeliyey ciidamadooda ammaanka suga.

Dacwad oogaha Manhattan ayaa laga yaabaa inuu Mr Trump ku soo oogo dacwad ah inuu lacag siiyey haweeney jisha filimaanta galmada si ay uga aamusto arrinka Trump lagu eedeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.