Home Afsomali Mudaaharaadayaasha kenya oo sheegay in ay sii wadayaan baananbaxyad ay dhigayaan

Mudaaharaadayaasha kenya oo sheegay in ay sii wadayaan baananbaxyad ay dhigayaan

Mucaaradka Kenya ayaa wali ku adkaysanaya inay sii wadi doonaan mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan dowladda dalkaas ee uu hogaamiyo William Ruto.

Dhawaan magaalooyinka Waaweyn ee dalka Kenya sigaar ah Magaalada Nairobi waxaa ka dhacay bannaanbaxyo rabshado watay, kuwaas oo saameyn ku yeeshay Nolosha Dadka.

Taaveerayaasha hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya ayaa ujeedka bannaanbaxooda ku sheegay inay uga soo horjeedaan sicir bararka kajira dalka Kenya, waxaana jira walaac la xiriira in khalalaaso uu galo dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.