Home Afsomali Suudaan oo markale dagaal ka qarxay

Suudaan oo markale dagaal ka qarxay

Ciidamada Sudan ayaa ka hortagaya isku dayo ay maleegayeen kooxo dabley ah oo doonaya in ay u dhaqaaqaan saldhigooda ugu weyn ee ku dhow caasimada Khartoum, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Garoonkan ayaa ah mid ay ciidamadu u adeegsadaan weerarada dhanka cirka ah ee lagu qaado ciidamada RSF-ta, waxaana sidoo kale ay adeegsan jireen dowlado shisheeye si ay muwaadiniintooda uga soo daad gureeyaan dadkooda.

Dagaalkaan ayaa kusoo aadayaa xilli dhawaan dhinacyada ay gaareen heshiis xabad-joojin ah oo garwadeen ay ka ahaayeen dowladaha Mareykanka iyo Sacuudiga oo sheegay ina isha ku hayaan cidda jebisa xabad-joojinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.