Gudomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Xassan Tooxyare ayaa sheegay in aysan jirin Jiro Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka taaagan Magaalada Garowe waxaana uu sheegay Daday Rabaan Inay barakiciyaan Bulshada Bulshada Garowe , Waxaana ugu Baqayaa Inay Ka Wantoobaan .
“ Garowe Waa Amni Heshiishkii Xabad Joojinta Ayaa Hirgalay Wax Kale Ma Jiraan Ciidamo Is Agfadhiyana Ma Jiraan Ee Yanan La Qixin Bulshada Nabada Ah ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Nugaal .
Gudomiyaha Nugaal Mudane Cawil Mataan ayaa Sidoo Kale Ugu Baaqay Wadayaasha Gaadiid Iyo Shirkadaha Gadiidka ee Qaybta Ka Ah barakicinta Dadka Nabada Ah Inay Ka Wantooban Warar Aan Jirina Ummada Lagu barakicin ayuu sidoo kale yiri.
Ugu dambeeyntii Gudomiyaha Gobolka Nuugaal ayaa ka dalbaday shacabka Magaalada Garowe in ay Inay Guryahooda Nabad Ku Joogan Wax Baqdin Ahna Aysan Jirin.
Warkaan ka soo baxay Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa imaanaya Xiili saakay Ciidamo ka Tirsan Maamulka Puntland ay gudaha u galeen xaafado ka tirsan Magaalada Garowe taas oo dadka shacab ka ah Cabsi ku Abuurtay.