Home Afsomali warbixyay xaaladda Guud ee dalku marayo iyo mustaqbalka dhalinyarada

warbixyay xaaladda Guud ee dalku marayo iyo mustaqbalka dhalinyarada

Mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka warbixyay xaaladda dalku marayo iyo mustaqbalka dhalinyarada  Maxamed Kamil Maxamuud Gaboose  oo ah qoraa soomaliyeed ayaa warbixin kooban naggasiiyay heerka  ay marayso rajada shacabku ay ka qabaan dawladdooda

Mohammed kamil Mahmoud Gaboose ka shaqeeya Arimaha Bulshada iyo is’dhexgalka dhalinyarada soomaaliyeed  yaa warbixin kooban nagasiiyay rajada shacabku  ay  ka qabaan dowladdooda asagoo ka hadlay qodoba dhowra wuxuuna ku bilaabay hadalka kiisa sidatan soo socota .

Waxaan ognahay Madaxwayne Maxamed C/lahi farmaajo iyo dawladdiisa  dhexe Ee uu hugaamiyo Ra,iisul wasaare Xasan Cali khayre in ay amar  ku bixiyeen   ciiddamada amisiom in ay baneeyaan  xarumaha dawladda sida jaamacadaha, Wasaaradaha, si loogu shaqaqeeyo bulshada soomaaliyeed laguna qabto howlihii loo aasaasay siloo helo fadafkii iyo ugeedadii loo aasaasay xarumahaas.

Amisom jawaabtay ka bixyeen Amarkii uu bixiyay Madaxwayne Maxamed C/laahi Farmaajo waxay noqotay inay soo baneeyaan aagaggii ay difaaca uga jireen, sida, leego iyo goobo kale  ku hareeraysan taasuna waxay ku tusaysaa in ay waxtar la,aanta ciidamada Amisiom,

goobaha hada ay soo baneeyeen waxaa horey horey uga saarey Alshabaab Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed hadana waxaa tagidoona ciidankii hore uga baxshay Alshabaab ayagoo siidii  waagii hore ka awood badan

haddii nahay shacab,waynaha soomaliyeed waxaan ognahay Amisiom in aysan soomaaliya ujoogin inay nabadi kadhacdo?   Waxayna ujoogaan danahooda khaaska ah .

Waxaan usoo noqonayaa Dawladdayada  hogaaminayo Madaxwayne Maxamed C/laahi maxamed Farmaajo iyo Ra,iisul wasaare Xassan Cali Khayre  hadaanahay shacabka soomaaliyeed waan aragnaa wax,qabadkiina waana ku kalsoonahay aragtidiina siyaasadeed waxaan idin leenahay hadaalinina.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.