DEG DEG: waxaa hada suuqa Farjano ee dagmada Baladxawo lagu dilay Allaha u naxariistee Marxuumka la dilay ayaa lagu magacabi jiray ilkacase kaas Dilkiisa loo adeegsaday Mindi ka gadaal markii uu khilaaf soo kala dhexgalay nin lagu magaacbo Omar sokor.
Falalka Dilalka Tooreyda ayaa waayadan dambe kuso badanaya Dagmada baladxawo dhawaan ayay ahayd markii haweeney kale Iyadana dilkeeda loo adeegsaday Toorey.
Maamulka dagmada iyo midka gobolka ayaan weli ka hadli. Sidoo kale hay.adaha amaanka ayaa howl laHeedii la maaaan kiiskaan dilka ah lama og gacan ku dhijglaha in. La qabtay iyo in kale inkastoo la garanaayo