Home Afsomali VIDEO Golaha wasiirada oo hada lagu dhawaaqay iyo tirada saxda ah

VIDEO Golaha wasiirada oo hada lagu dhawaaqay iyo tirada saxda ah

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada oo mudo dheer la sugaya, waxaana uu ra’iisal wasaaraha ku dhawaaqay 26  wasiir, hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.

Xubnaha gollaha wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arimaha dibada iyo maalgashiga oo loo magacaabay Yuusuf Garaad Cumar Axmed, wasiirka maaliyada ayaa waxaa noqday C/raxmaan Ducaalle Beylle, wasiirka arimaha gudaha ayaa loo magacaabay Cabdi Faarax Juxa, halka C/raxmaan Xoosh Jabriil loo dhiibay wasiirada dastuurka.

Liiska hor dhaca ah ee ilaa iyo hadda warbaahinta soo gaaray ayaa waxaa ka mid ah :

Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqay Akhriso Magacyada qaar.

– Avv Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen

2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha.
3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda
4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda
5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka
6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga
7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha
8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada
9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga
12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud
13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka
14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka
15- C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka
16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha
17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta

18 Cabdirashiid Cabdulaahi Wasiirka gaashaan dhiga

 

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.