Home Afsomali Wax Badan Ka Baro Xanuunka Gaaska Caloosha

Wax Badan Ka Baro Xanuunka Gaaska Caloosha

Wax Badan Ka Baro Xanuunka Gaaska Caloosha
gaaska calooshaMaanta waxaynu soo qaadaneynaaa waxa uu yahay gaasku ( gastritis) waxa keena calamadaha lagu garto iyo waliba sida lodaaweeyo.
waa maxay gastric(gastritis)?
Waa caabuq ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid dabadheeraada(chronic). Maxaa sababab gasric(gastritis)?
*Isticmaalka alcohol ka
*stress ka
*In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
*In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)
*Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.
*Waxaa kaloo sababbikara loona aaneeyaa:
Helicobacter pylori (H. pylori) waa bakhtitire (bacteria) ku nool xuubka (mucus) ku dahaaran caloosha. Haddii la daaweyn waayana caabuq ama (infection) ayuu kuu horseedayaa boog ama nabar (ulcer) dadka qaarna cancer xagga caloosha ah ayey ku sababtaa
Sidee looga zuulin karaa khatarta gaaska?
Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka
2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.
3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo
Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
https://youtu.be/SN4Myhb5iCs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.