Home Afsomali Digniin ku aadan xaalado adag oo ka dhalan kara Roobab isbuucan da’aya...

Digniin ku aadan xaalado adag oo ka dhalan kara Roobab isbuucan da’aya oo lasoo saaray gobolada iyo dagmooyinka kala ah 

Digniin ku aadan xaalado adag oo ka dhalan kara Roobab isbuucan da’aya oo lasoo saaray gobolada iyo dagmooyinka kala ah 

Hay’adda Maareynta Musiinooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA) ayaa mar kale soo saartay digniino ku aadan rooba xooggan oo da’aya isbuucan hadda dhamaanaya iyo bilowga isbuuca soo socda .

Qoraal kasoo baxay SoDMA ayaa lafu sheegay in todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu danbeeya bisha November iyo asbuuca ugu horeeya Bisha December 2023ka ay saadaashu rooba xilliga Deyrta ay muujineyso in roobab fiican ay ka di’i doonaan qeybo ka mid ah gobollada dalka, xadiga roobabkaas ay helidoonaan sida saadaashu sheegayso ayaa cabirkoodu u dhaxeeyaa ().

Hay’adda ayaa sheegtay in asbuucaan roobabka ugu badan ka di” doonaan  gobalada: , , , , , , -, – waxaana la filayaa in ay helaan roobab xadigeedu sareeyo oo u dhaxeeya – .

Sidoo kale hay’adda SoDMA ayaa sheegtay in degmooyin ka mid ah gobalada, , -, -, – in iyana la saadaalinayo in ay ka da’aan roobab cabirkooddu u dhaxeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.