Home Afsomali Maxkamada Sare ee Puntland oo burisay go’aankii Isimada Dhaqanka SSC Khaatuma

Maxkamada Sare ee Puntland oo burisay go’aankii Isimada Dhaqanka SSC Khaatuma

Guddoomiye kuxigeenka Maxkamada sare ee Puntland Axmed Sh Cumar Xasan, ayaa talo sharci kasoo saaray go’aankii ISimada SSC Khaatumo ee ku aadanaa ka bixitaankooda Puntland, Guddoomiye Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in go’aanka Isimadu uu baalmarsanaa habraaca heshiisyada iyo ka bixistooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.