Home Afsomali daawo Ninkii gaalo sef ku saaray suldaankaan dhalee salaama

daawo Ninkii gaalo sef ku saaray suldaankaan dhalee salaama

Sayidki gaalo seefku laayey suldaankaan dhalee salaama

Sayidkaan ninkaan salaamin saqajaan warkiisa seegay

Somali adow sareysa inaan kuu salaano waaye

Ninkii gaalo sefku saaray inaan guualeyno waye

Sagaal saac waxaan sugeynay sayidkaan inaan salaano waaye

Ninkii gaalo sef ku saaray suldaankaan dhalee salaama

Subaxaan ninkaan sugeynay sayidow salaam caleykum

Waxaan ugun go.i weynay Sayidka waa gumeysi diid gabyaayey

Ninkii gaalo soo galaanshay go.ankeyni yuuba gaaray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.