A flight carrying an #Ethiopian delegation en route to #Hargeisa was denied entry into #Somali airspace on Wednesday, according to local media reports.
Horey ayaa dadkii tkidhada ka jartay oo somali iyo ajaaniib taageerayaal ahaa cansaleen ku dhawaad 700 oo duulimaad
Dowladda federaalka Soomaaliya maanta qaaday tallaabo ayada oo goordhow hawada Soomaaliya ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airlines, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.
Wararka ayaa sheegaya in tallaabadan ay qaaday hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, taas oo dib u celisay diyaaraddan oo wafdi u waday Hargeysa.
Diyaarada ayaa ugu dambeyn ku laabatay magaalada Adis Ababa oo marki hore ay ka so kacday, sida aan xogta ku helnay.
Arrintan ayaa sare usii qaadeyso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii badda ee Addis Ababa.