Home Afsomali Dhageyso Afey dalka Soomaal;iya waxaa burburiyey dadkiisa iyaga ayaan laga sugayaa dib...

Dhageyso Afey dalka Soomaal;iya waxaa burburiyey dadkiisa iyaga ayaan laga sugayaa dib u dhiskiisa

danjire-afey

Danjire Afay oo ka warbiyey howlaha Urur Goboleydka IGAD uu ka haayo Soomaaliya

Danjire jiraha urur goboleydka IGAD ee Arimaha soomalaiya Maxamed Cabdi Afey oo warbaahinta la hadlay ayaa  ka warbixiyay shir madaxeedkii IGAD ee Muqdisho.

Afay ayaa ka sheekeeyey dhibaatoyinka ay keenta dowlad la.aanta iyo waxa looga baahan yahay shacabka soomaaliyeed si ay u xoojiyaan dowladnimada dhanka dhaqaalahana diyaar loola yahay

Danjiraha ayaa sheegay in IGAD howsheedu tahay in ay caawaiyaan dowlada oo laga sugayo inay doorashada ka qeybqaataan in ka badan 14 kun oo ruux.

Wuxuu sheegay in ururka IGAD dhismihiisa ugu weyn ay laheyd 1986dii dowladii dhacday ee Soomaaliya isaga oo xusay in ururku faragfalin ku  heynin dalka waxaana dib u dhiskisa laga sugayaa shacabka iyo dowlada oo isku duuban

halkaan ka dhageyso

wuxuuna rajo wanaagsan ka bixiyey in ay dalka doorasho ka dhaceyso shirkiisa jaraaid ayaa saxaafadu su.aalo ka weydiisay

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.