Home Afsomali VIDEO Afduubka 30 Qof iyo ciidamada Jubaland oo soo furtay

VIDEO Afduubka 30 Qof iyo ciidamada Jubaland oo soo furtay

Ka dib tiro dad shacab ah oo la waayey ayey  baadigoob ugu baxeen cutub ka tiran ciidamada maamulka jubaland ku waas  oo ugu danbeyntii ku guuleystay in ay soo furtaan dhamaan dadkii la afduubtay oo badqaba

Mid ka mid ah shacabkii la afduubtay ayaa faahfaain ka bixiyey wixii dhacay iyo sida ciidamadu ku soo badbaadiyeen tirade afduubayaasha ayuu ku sheegay in ay ahaayeen ilaa toban qof a

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in tirade dadka ay soo furteen dhan tahay  30 Qof wuxuuna salkaal ka mid ah oo saxaafada la hadlay xaqiijiyey in dhamaan dadkii la khafaashay ay soo badbaadiyeen

Ciimada ayaa ku qeylinayey jubaland ha noolaato iyo ereyo kala oo la mid ah halkii ay ku haboooneyd soomaaliya ha noolaato waasi oo fadaraalkuu suuqa ka saari rabo dhamaan arinta soomaalinimada ku aadan.




Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.