Kulan baraan oo ay Muqdisho ku yeesheen waxgarad Xubno ka tirsan labada gole siyaasiyiin aqoomyahano Dhaqanka bulshada saraakiil ciidan Dhalinyaro haween iyo waxgarad kale oo ka soo jeedo Beel weynta Mudulood
Kulanka ayaa diirada lagu saaray muhiimada Miqaabka Gobolka Banaadir iyo sidii dadka ku aftirsada u heli lahaayeen Xuquuqdooda asaasiga ah .
Munaasibada oo ay ka soo qeybgaleen xubn ka tiran Dowlada fadaraalka ee Somaliya ayaa waxaa masuliyiintii ka hadashay waxay Dowlada ka dalbadeen xuquuqdii Gobolka Banaadir .
Beesha Mudulood oo sheegtay in aan weli laheyn lana la.yahay xuquuqdii Gobolka Banaadir xili goboladii kale ay ka qeybgalayaan shirka London waxayna ku tilmaameen hoog aan la qaadan Karin
Xubnaha beesha u hadlay ayaa shegay in ay qorsheynayaan hadii cabashadooda wax laga qaban waayo in ay dhisanayaan maamul u gooni ah kana madaxbanaan xukuumada
Xaquuqdii Gobolka banaadir in dad lagu laaluusho ha qaadanina Arinta eyey ku micneeyeen inay tahay teyda anaa leh taadana kula lihi Waa waji gabax aan la qaadan Karin
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view