Dhageystayaal ku soo dhawaada Dood Gaaban oo ku saabsan Shir weynaha Wadatashiga Qaran ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee ka soconayo Magaalada Muqdisho.
Shirka waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha Gudaha, waxaa ka qeyb galaya Wasiirada Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Dowlad goboleedyada dalka ka jira, Xubno ka socda Ururada bulshada rayid iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Doodaan gaaban waxaa ka qeyb galaya Wasiir ku xigeenka Wasaarada dib u heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Aadan Maxamed Cusmaan “ Aadan Garaad”, Iyo Mahad Maxamuud Cali Wasiir ku xigeenka wasaarada Arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug.
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view