Home Afsomali Shir qarsoodi ah oo madaxtooyada uga socda qaramada mudoobay iyo dowlada soomaaliya...

Shir qarsoodi ah oo madaxtooyada uga socda qaramada mudoobay iyo dowlada soomaaliya .


Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay somalisan.com isla markaana laga soo xigtay ilo wareeydyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey warkaan

Wuxuuna tibaaxayaa  in shirkaani qaramada midoobay looga dalbanayo in ay xafiisyada ay ku leeyihiin dalka dibadiisa ay u raraan magaalada muqdisho kuwa ay ku leeyihiin gudaha airporka muqdisho iyo saldhiga xerada xalan sidoo loo dhex geyn lahaa gudaha magaalada muqdisho

Muqdisho qashinba qashin ha ii dhyhybo ha dhuuxaan lafaheyga dhaadheer shintaye waxba iima taree maamulka gobolka banaadir ha iska key dhameystaano.
Arintaan ayaa ka danbeysay ka dib markii xafiisyada umadaha midoobay hore loogu wargaliyey in ay mudo uga guuraan taasi oo haatan gabagabo ku dhow iyada oo aan qaramada midoobayna oo baaqaasi uga dhaqan galin .
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda U.N ka ugu sareysay .wakiilada beesha caalamka iyo masuuliyiinta ay ugu sareeyaan madacweynaha iyo raiisalwasaare kheyre oo lahaa  filirka qaramada midoobay ugu guurayaan gudaha magaalada muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.