Home Afsomali Dhageyso Maxkamad markale dil toogasho ku xakuntay Askarigii loo heystay in uu...

Dhageyso Maxkamad markale dil toogasho ku xakuntay Askarigii loo heystay in uu dilay Wasiirkii howlaha Guud ee Cabaas C sh. Siraaji

 

Xukunka dilka ah ee maxakamadda ciidamada Qalabka sida ay ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii wasiirkii Howlaha Guud ee Dowladda Soomaaliya Marxuum Cabaasi C/llahi Sheekh Siraaji ayaa ka dambeeyey markii uu racfaan ka qaatay xukun dil ah oo ay horey ugu ridday maxakamadda darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida.

 Guddoomiyaha maxakamadda sare ee ciidamada Qalabka sida Sareeyo guuto   Liibaan Cali yarow ayaa ku dhawaaqay xukunka.

Halkani ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.